WAXTARKA UU U LEEYAHAY MUUSKU JIDHKEENA Manta waxa aynu ka hadli doona faaidada uu u leeyahay muusku jidhkeena oo wanaagsan in aad malintii aad cuntid ugu yaraan 1xabo amba 2. faaidada uu leeyahay waxa ka mid ah markuu qofku uu aad u ciyaaro amba uu juhdi badan bixiyo waxa jidhkiisa ku badanaya madada SODIUM loo yaqaano amba CUSBADA.
WAXTARKA UU U LEEYAHAY MUUSKU JIDHKEENA Taas oo cadaadiska dhiigia kicin karta mana u roona caafimaadka waddnaha iyo mida maskaxdda, sidaas owgeed muuska waxa ka buuxa maadada loo yaqaano pottasium ka hadba maadadan waxay ay hoos u dhigtaa cusbada jidhka maadama ay ciyaartowdu maskaxdooda ay aad u shaqaaysiiyaan oo uu ku dhaco waxa loo yaqaano daalka maskaxdda.
Muuska waxa ku jira proteins kuwaaso oo jidhka firfircooni siiiya oo qofku marku uu ciyaarta ku soo noqodo amba ku soo laabto waxa uu helaa foojignaan.
Akhristyaal intaaso laysku daray muusku uxuu ku siinaya faidooyin badan markaad hal qabtid sida ciaayarha kubada cagta ta kubada gacanta, orodka,GYM,tennniska,iyo waxaayabah la midka ah
Hadba ku soo dhawaada faaidooyinka caafimaad uu leeyahay muusku faaidooyinka waxa lagu xaqiijiyey cilmi baarisyo farabadaan oo lagu sameeyey muuska,
faaidada muuska waxa ka mid ah inuu hagaajio dheefshiidka cunada saabtoo ah waxa ku jira madada FIBER TA taasoo calool fadhida ka hor tagta dheeshiidkana u fiican
Sida aan hore u soo sheegnayna muusku uxuu uu u fiicnyhay WADDNAHA maadaaama aan hore ugu soo hadalanay maadada pottassiumta ku so qaadanay oo maadadas laga helo muuska.
faaidooyinka muuska hallkan laguma soo koobi karo oo u leeyahy jidhka taso lagu taliyo dadku inay badanka cunaan muuska.