Raysal Wasaarihii dalka Bangaladesh oo baxsatay.

Raysal Wasaarihii dalka Bangaladesh oo baxsatay. haweenadii raysar wasaaraha ka ahyd dalka bangladish sheikh hasina ayaa is casishay isla markaana waxaana ay ka baxsatay gu’daha wadankaasi kadib markii dibad baxyaal cadheesani ay isku ga’adameen gurigii ay halkaasi ka dagneed ee caasimmada DHAKA ee waddanka bangaladhesh, waxaanay ay raacday diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah waxaana la fil’ayaa inay ay u baxsatay dhincaasyo waddanka HINDIA.

Todobaadyadii ugu danbeeyey waxa dalka HINDIA ka dhacayey mudaharaadyo laga’ga soo horjeedo xukuumada ay hogaaminaysay, dibadbaxayaasho oo hor kacayeen ardayda wadankaasi wax ka barata kuwaaso oo ka cabanayey shaqo la’aan iyo waliba sharciyada gaarkaa ee nidaamka ee maamulka shaqada loo dhajiyeey.

Mudahaaradii dhacayey maalmihii ugu danbeeyey waxa la sheegay inay ay ku geeriyoodeen dad tiradooda lagu qiyaasay ilaayo 300 oo qof sheikh hasina ayaa ilaayo sanadkii 2009 ay noqotay raysar wasaaraha wadanka bangelidesh wakhtigaasoo ay ahyd markii labaad ee talada wadankaasi ay qabato, sanadkii 1991 hore waxay ay u soo noqotay raysar wasaaraha wadankaasi ilyo 1996 kii, waxay noqonaysaa haweenay muddo dheer soo hogaaminaysay waddanka bangelidesh.

Raysal Wasaarihii dalka Bangaladesh oo baxsatay. Sheikh hasina ayaa hada dadeedu ay tahay 76 jir waxaanay wax ku baratay gu’daha wadanka bangelidsh waxaana aabo u ahaa madaxweynihii ugu horeyey ee waddanka bangelidsh, militariga wadankaasi ee bangaldsh ayaa iyaguna sheegay inay hadda ay waddnaka ay ku soo celin doonaan nidaamkii lagu kala danbeen jiray sida ugu dhakshiyaha badan.

Xalada wadanaka bangelidsh ayaa ah mid ilaayo haatan qasan iyadoo ilaayo hada aan la ogeen cida xukunka kala wareegi doonta raysarwasaarihii hore ee dalkaasi ee sheikh hasina ee ka baxsatay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *