Boqolaal qof oo tahriibayaal ah ayaa Talyaaniga gaadhay labada maalmood gudahood

Boqolaal qof oo tahriibayaal ah , ayaa Talyaaniga gaadhay labada maalmood gudahood, muhaajriin is daba socda ayaa gaadhaya jasiirada labadusa ee dalka ITALY ama talyaaniga malmihii 27kii iyo 28kii ee bishan MAY ama shanaad 5 bishii 20 may 20 qof ayaa la geeyey jasiirada kadib markii doontii ay la socdeen uu qabtay markab ah kuwa sameeya kormeerka baddaha dadkani waxay ay u kala dhasheen BANGELEDHESH, MASAR iyo SURIA, waxaanay ka anba baxeen dadkada ku taala dallka LIBIA iyadoo uu qabtay markabka talyaanigu ee kormeerayey badda.

Boqolaal qof oo tahriibayaal ah ayaa Talyaaniga gaadhay labada maalmood gudahood Waxa la sheegayaa 93 kale oo qof oo tahriibyaal ahi oo ka baxay xeebaha dalka TUNISIA ayaa 27 bishan ayaa waxa la geeyey jasiirada LAMADUSA, qaar ka mid ah dadkaasi oo u kala dhashay dalalka MASAR, SURIA, SUDAN, IYO TUNISIA ayaa waxa ay sheegeen in tirro intan ka badani iyadoo ay ku jiran tiro laba haween ahi iyo 117 qof oo iskugu jirra caaruur iyo dad dhalin yaraa, 28 bishan may jasiirada kalee ee la yidhaahdo baleshia ayaa waxa la geeyey dad gaadhya 143 qof oo iskgu jirra rag, haween iyo caruurba muddo labo malmoodba ah talyaanigu waxa gaadheyey dad gaadhaya boqalaaal qof oo muhaajiriina iydoo xukuumada dalkaasi ay ku dadaalayso sidii ay u joojin lahyd tahriibayaasha intaa leeg ee kaga imnaya africada waqooyi soo galaya dalkeeda taaso oo ku keentay culays ka dhan ah dalkeeda oo ay sheegeen intaaso qof oo tahriibyaal ahi ay soo glayaan dalkeeda.

italy oo sheegtaay in aan arritan laga aamusi karin marnba oo ku keenayso culays dalkeeda iyo dadkeedba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *