CHELSEA O XALAY QARAACDAY NAADIGA KUBADA CAGT EE TOTTENHAM waan idin salaamay dhamaan akhristyaasha meelkasta oo aad joogtaan ku soo dhawaada bogyga QANCIYENEWS.
Waxaan maanta diirada ku saari doona ciyartii xalay ee u dhacays labada naadi ee kawada dhisan LONDON ee sida xooga u xifaaltama ee kala ah naadiga CHELSEA IYO NAADIGA TOTTENHAM.
Marka la eego naadigaa kubada cagta ee CHELSEA waliba naadiga kale ee TOTTENHAM waaxay ciyareen kulan ka mida kulamada isha lagu hayeye ee cajiibka ahaa waxaad daawatay inuu kulankani ah mid sinba markaasi aan lagu indho tiri karin uxuu ah mid ugu caajibsana markaasi.
Naadiga kubada cagta ee TOTTENHAM ayaa markaasi noqon karysaa mid aan mid aan awoodin in garonka chelsea intay ugu tagaan aan ku qaraaci karin amba ku badin karin, caawana waxa loo diwaan galiyey RECORD kaloo taariikhiya, TOTTENHAM guuldarada soo gaadhay waxay ka dhignaanysaa dharbaaxo kaloo hor leh iyo waliba caqabad ku hor gudboon usoo bixida koobka CHAMPIONS LEAGUE
Marka la eego naadiga kubada cagta ee CHELSEA ayaa ku soo gashay xidigo dhawr ah markaa fiiriso garronka stamford bridge lagu ciyaarayey waxa ay iyagu dooneen inay is badal sameeyaan tusaale ahaan maduekue oo garab ahaan jiray ayaa lagu soo bilaabay taasoo ay ku tusinayso amba ka dhigan isla booskaa in laga saaray ciyryahanaka cole palmer.
Marka eegtidid naadiga kubada cagta ee chelsea ee xlay la ciyaaraysay naadiga spurs ayaa waxa ka dhigneed inay kooxda chelsea ay mudneed inay guulaysto difaaciyahan iyo weerer ahnba labadaba kuwasoo ka fiicna TOTTENHAM dhankastba marka la eego.
24 daqiiqo markay ciyaartyu maraysyay waxa la arayey xidigaha kooxda kubada cagta ee chelsea inay isla hayteen difaac to weerar oonay TOTTENHAM ay ku adkaanayso inay xakameeyaan marka la eego kubadaha dhulka yaala.
Xidiga cajiibka ee CHALOBAH’S Kubad cajiiba uu madax dhaliyey dabacan golkaa 8 xidig oo ka mid ah xidigaha naadiga kubada cagta ee tottenham ayaa box ku jiray taasoo noqtay goal dhabarka lagaga toogtay naadiga kubada cagta ee tottenham spurs.
Goalkaasi uxu ahaa mid lugtii kowada amaba halkfkii lagu kala nastay oo aan waxa farqiya sameen markaa tottenham waxay isku dayday inya la imaadaan goalka ama hadafkaa lagu dhuftay halfkii kowad iyagoo rabay inay soo ceshtan goalka ay guulna garoonka kala baxaan lankise may helin oo goal kalay ugu dareen taasoo ay niyad jabatay naadiga kubada cagta ee TOTTENHAM SPURS .
Kasoo dhaliyey xidiga ugu cajiibsan ee NICLOS JACKSON Kaasoo ugu shubay gaolka ugu oo soo taabtay shabaga.
CHELSEA O XALAY QARAACDAY NAADIGA KUBADA CAGT EE TOTTENHAM Tasoo ay niyad jabeen naadiga kuabda cagta ee TOTTENHAM SPARS garoonkana kaga baxeen niyad jab tasoo ay ceeb kala kulmeen, ayna ciyaartu ku dhamaatay CHELSEA 2-0 TOTTENHAM.