
Dad badan oo ku geeriyooday dooni tahriibayaal siday oo ka baxday Xeebaha Puntland. Dad badan oo ku geeriyooday dooni tahriibayaal siday oo ka baxday Xeebaha Puntland, ugu yaraan 49 qof iyo tahriibyaal ah iyo in ka badan ayaa la xaqiijiyey inay geeriyodeen halka la layahay 140 qof oo kale kadib markii siday dooni dad tahriibyaal ah oo iskugu jira somali iyo ethiopian ah oo ku dagtay xeebaha dalka yamen siday xaqaajiyeen haayda qarammada midoobeed ee u qaabilsan muhaajiriinta ee IOM, war saxaafadeed maanta ka soo baxay IOM, oo uu ku sexeexan yahay afahyeenka haayadaasi, dooniday tagtay ee tahriibayaash badani ay saarnaayeen ee ku geeriyooday ayaa la sheegay in subaxnimadii hore ee malintii axada ay ka baxaday xeebaha boosaaso ee maamulka puntland iyadoo hayaadaasi IOM ay sheegtay dadka ilaayo intaa dhimishada la xaqiijiyeey ay ka mid yihiin 31 qof oo dumar iyo 6carrurba ah oo yaryar.

Waxa la sheegay in doonidaa ku qarqoortay ay ka soo badbadeen 73 qof oo tahriibyaal ah oo caruuri ay ka mid tahay oo haayada IOM, ay sheegtay in dadkii shilkaa tahriibtaa ka badbaaday ayaa xaqiijiyeey inay donidani ay ku dagtay xeebaha dalka yemen oo ay la socdeen 115 qof ah oo somalia ah iyo 140 qof oo ethiopian ah oo dhamaantood safar tahriib ah kaaga baxeen xeebaha maamulka puntland ee haayada IOM ay ka badbaadiyeen ama gargaar ay u diraan goobta ay doonidaasi ay ku qarqoortay halkaasi oo xaruumo caafimaadna halkaasna sidoo kale gesay oo dadka laga soo badbaadiyey doonidaasi qorqortay.

Waxa kaloo socda gurmmad lagu baadi goobayo dadka ilaayo hadda la layahay kasoo ujeedadiisa ay tahay in loo badbaadiyo inta dhimaan ee nool inta dhimantana loo soo saaro iyo sidoo kale ka socda baadi koobka xeebaha hareereheeda si xeebta looga baadho meeded ay baddu soo caariday amaba soo tuftay o bada heeligeeda ku tuftay, shirkan dooniga ah ee tahriibyaasha baddani ay ku dhinteen ayaa lagu tilmaamay kuwii ugu xumaa ee mudooyinkii ka dhacay halkaa xeebaha dalka yamaan .
Sidoo kale bilihii la soo dhaafay tahriibyaal badan oo tiradoodu dhantahay 62 qof ayaa ku geeriyooday heebaha dalka DJIBOUTI, iyadoo laga soo bilaabo sanadkii 2014 oo tahriibyaal tiradooda ka baddan tahay 1,800 oo qofi ay ku geeriyoodeen geeska africa, iyadoo xeebaha geeska africa iyo dalka yaman lagu tilmaamay ay ka mid yihhin oo tahriibyaashu sida xawligaaa uga soo safraan.
