Dal dhisanaya xabsi weyn oo qaadaya 20000 maxbuus, xukuumada dalka honduras oo ku yaala bartamaha america ayaa ku dhaqaaday talaabooyin ay kula dagaalmayso danbiyada iyadoo dhisaysa xabsi qaadaya maxaabiis dhan 20,000 oo qof oo maxaaabiisa waxaana lagu xidhi doonaa danbiilayaasha loo haysto argagaxsnimadda iyo budhacada.
Dal dhisanaya xabsi weyn oo qaadaya 20000 maxbuus KHudbad ay jeedisay madaxweynaha dalkaasi XIOMARA CASTRO ayaa waxay ay sheegtay qorshahani uu yahay mid xal ah oo ay cabasho ka imanysay dadkoo oo khaatiyaan ka taagan qaswadayaasha, miitaryga iyo policka dalkaasi waxa la geyn doonaa qayb kastoo oo ka mid ah dalka honduras waxaanay ay ka hor tagi doonaan danbiyadda ay ka mid ka yihiin dilalka tahriibinta cashiishada iyo afduubka shacabka.
Sidoo kale waxa baarlamaanka la hor geeyn doonaa sharciyada ciqaabta oo ay ku sameen doonaan dib u eegis iyadoo budhcadnimada loo aqoonsan doono argagaxsnimo talaabadan ay qaaday dawlladan honduras ayaa waxay ay la mid tahy tii danbiyada dalkiisu uu kula dagaalamay madaxweyneihii hore inkastoo ficiladiisu ay canbaareeyeen kooxa u dooda xuquuqda adaamaha haddana dalkiisoo oo ka mid ahaa meelaha ugu ammniga xun aduunyada ayaa hadda amaanku uu suganyahay.
Waxana hada ay ku guda jirtaa madaxweynaha dalkaasi hoyunduras in ay gacan ka qaadato sidii ay u xadidi lahayd tuugadaa amniga dalkaa khalkhalka ku keeni naysa iyadoo xukuumada iyo golaha guurtida hor dhigtay sidii ay u dhisi lahyeen xabsiyo waaween kaasoo ka mid qadanya sidii lagu sooo xidhi lahaa dabiilyaasha la soo qabto ee la soo xidho oo halkaasi lagu hayoo, taas oo dalkaasi uu ka mid noqday dadlka ugu ammniga xun oo dadku khaatiyaan ka taaganyihiin dadka ficiladaa sameenaya.