Fayras Cusub Oo Ka Dilaacay Shiinaha Iyo Cabsida Dunidu Ka Qabto

Fayras Cusub Oo Ka Dilaacay Shiinaha Iyo Cabsida Dunidu Ka Qabto, dalka shiinaha waxa ka dilaacay mar kale fayras cusub oo durba dunnida sameen weyn ku yeeshtay oo si weyna looga cabsanaayo fayraskan ayaa waxa uu ka dilaacay waqooyiqoyiga dalkaasi waxaanu uu soo ritay kumanaan kun oo qof oo shiinaha u dhashtay kuwaaso cisbitaalada u yaala daaweynta dadkaasi.

Fayraskan cusub oo la yidhaahdo oo loo aqoonsaday HMPV Ayaa waxa uu leeyahay astaamo la mid ah sida hargabka iyo madax xanuun lakiin waxa laysku raacsiisan yahay sida khuburo caafimaad ay sheegeen oo ay aad ugu dooden ay isku raaceen inuu yahay mid aad u sameen badan oo u khatar baddan kaas oo soo weeraraayo neef mareenada oo qofkana ku sababeenayo inuu neef qabitinmoodo.

Fayras Cusub Oo Ka Dilaacay Shiinaha Iyo Cabsida Dunidu Ka Qabto Waxa la soo weriyeey ilaayo hada in uu cudurkani uu si weyn uu u soo ritay caruurta yaryar ee ka yaryar 14sanno calaamadaha uu fayrsakani uu leeyahay ee sida la so wariyeey ee laysku raacay waxa ka mid ah inuu leeyahay qufac, qandho ama xumada aad u daran, sanaka oo qofka xidhmaaya iyo sidoo kale qofka oo dareemaaya daal fara badan markuu uu muddo asiibana calaamado waxay ay ku soo shaan baxayaan sida ay khuburaddu ay sheegen muddo saddex cishaa waxa uu ka duwan yaahay cudurka lagu magacaabo HMVP cudurkii kale ee dunidida saeeyey ee la odhan jiray COVID19 mana jirana ilayo hada talaal iyo dawooyin u khaaza oo loo soo saray cudurkan hada ee ka dilacay dalka CHINA.

Dhanaka kale waxa walaac ka muujiyey caaalamka xanuunkan isagoo manta uu hadlay wasiirka arrimaha gudaha isoo sheegay inaanu xanuunkani aanu yeelan doonoin sameen saa u badan oo uu la socdo cimillada isba badalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *