ISKA HOR IMAAD KA DHASHAY OO KA DHACAY DAHAB LAGU HELAY GOBOLKA SANAAG/ERIGABO.

ISKA HOR IMAAD KA DHASHAY OO KA DHACAY DAHAB LAGU HELAY GOBOLKA SANAAG Masuuliyiin ka tirsan xukuumada SOMALILAND oo ay ka mid ahyeen wasiirada wasiirada caafimadka iyo kaluumaysiga ayaa dadaalo malmihii ugu danbeeysay ka wadaan gobolka SANAAG oo ay ku baajinayeen iska hor imaad kaloo ka dhago laba beelood oo dagaanka wada daga.

OO ay ku dagalameen kadib markii ay ku murmeen Dahab ay halkaasi laga helay wasiirka wsaarada kaluumaysiga somaliland MAXAMUUD WARSAME ayaa ka waramay natiijada kulamadii ugu daneeyey ay halkaasi kula yeesheen odayaasha ay ka soo jeedaan raga halkaas ku dagaalamay waxaanu sheegay inay ku guuleesteen inay kala qaaadaan raga halkaas ku dagaalamay oo ay xaliyeen arintaa sidii ugu habooneed ee loo xalin lahaa arintan aadka u xun.

ISKA HOR IMAAD KA DHASHAY OO KA DHACAY DAHAB LAGU HELAY GOBOLKA SANAAG isagoo yidhi in ciidankii halkaa joogay ay kala qadeen ay ka kala socdeen labaada dhinac isagoo sheegy inaanay meesha jogin hada wax ciidan jufadeed ah isagoo sheegy inay markastba ay iman karto khilaaf dad wada jooga oo wada dagan isagoo sheegay inay ku dhameeyeen waxakasta sidii ugu habooneed oo ay bulashadii isku keenaan oo wada hadlaan oo wixii sasabay inay isku layaan laga wada hishiiyo sida ugu dhakhsiyaha badan oo khilaafkaa meesha yimid laga dhex saaro si aanya mardanbe usoo noqon wada nooolashii iyo nabadaba la xoojiyo.

wasiirka wasaarada kaluumaysigu waxa uu sheegay ina ay magaalada cerigaabo ay ka bilaabmi doonaan wada hadlo la doonyo in lagu sii xoojiyo nabada ,iyo kala qaadista ciidamada ee ka dhacaday deegaanka ay shaqaaqadu ay ka dhacaday, isla markaana odyaasha ka soo jeeda labada reer ay dhibaatadu ka dhex dhacday ay halkaasi wada hadalo toosa ay u galaan si ay ugu wada hadlaan xalinta colaada halkaa ka dhex qaraxday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *