
Itoobiya oo la siiyay lacag hal bilyan oo Dollar ah waddamada TANZANIA IYO ETHOPIA, ayaa waxa la siin doonaa lacag amaah ah oo balaayiin dollar ah waxa aanay saxeexeen dayntaa in ay bixinayso dawllada korea da koonfureed iyadoo dalkani uu fursado uu u helayo macddanaha iyo khayraadka labbada dal ee lacagta la daymiyeey.
Tanzania waxa la siin doonaa dayn dhan 2.5BILLION OO DOLLAR waana dayn socon doonta muddo ku dhaw 5 sanno iyadoo lacagta loo bixin doono qayb qayb, itoobiya uu dhaqaaleheedu uu kobcayo tirada dadkeeduna ay tahay 126 million oo qof ayaa dayn loo siin doonaa 1 biliion oo dollar waana heshiish soconaya muudo gaadhaysa 4sanno ah.

Madxweynahha kuuriyada koonfured ayaa waxa uu la kulmay raysar wasaaraha dalka itoobiya abiib ahmed mallintii shalay iyadoo rasal wasaaruhu uu qayb ka yahay shirka magaalada siyoon uu kadhex maryo kooriyada koonfureed iyo 30 waddan oo african ah, waxaana labbada masuul ay ka hadleen xidhiidhka labadooda dal iyo boga cusub ee hadda u furmay, itoobiya waxa daymo ku leh waddamo uu ugu horeeyo shiinaha oo maal galin ku sameeyey shidadka tareenada, garoomada diyaaradaha wadooyin iyo warshado lamana oga in daynta cusub ay kula tacalayso caqabadda dhaqaalaheedu uu kala kulmay daynta xad dhaafkaa lagu leeyahay, waa jiray saameen ka dhalatay cuduurkii COVID19 dagaalkii goballka tigreega iyo colaada ka oogan deegaanka axmaarada iyo sixir barar sameyey nolosha dadka caadiga ah, arrimahan biirsaday ayaa waaxa wiiqeen dhaqaaalaha dalkan ku yaala geeska africa.

Itoobiya oo la siiyay lacag hal bilyan oo Dollar ah taasoo shaki weyn ku abuurtay dadka itoobiya sidii lacagtan intaa leeg waxa lagu qaban lahaa iyadoo uu jiro musqmasuq baahsan oo kaj jira dalkaasi