MAREENKANKA OO AQOONSANAYA DAWLLADA SOMALILAND.

MAREENKANKA OO AQOONSANAYA DAWLLADA SOMALILAND, Mashruuca olol aha dooroshooyinka ee madaxweynihii hore ee dalka mareenkanka donald trump ee 2025 ayaa waxa uu sheegay in hadii uu guulaysto madaxweynihii hore ee dalka mareenkanka ee DONALD TRUMP in 100 cisho ee u horeeya in uu buugaasi uu qorri doono uu ku sheegay in la aqoonsanayo JAMHUURIYADA SOMALILAND.

MAREENKANKA OO AQOONSANAYA DAWLLADA SOMALILAND. Qoraal ay qoreen warbaahinta caalamaka ayaa waxa lagu sheegay sidani , DOCUMENT dheer oo ay sheegeen inay diyaareen xummno iyo taageeryasha xusbiga jamhuuriga mareenkanka ka hor doorashada soo socota ayaa waxa uu tilmaamayaa in hadii uu donald trump uu ku guulaysto doorashada mareenkanka in xukuumadiisu ay aqoonsi rasmi ah ay siin doonto SOMALILAND waxa lagu magac daray mashruuca 2025 documentigan oo ka kooban 900 page ayaaa waxa uu qeexaya liiska u jeedooyinka guud ee la doonayo in lagu fuliyo 100 malmood ee soo socda ee ugu horeya ee musharaxa madaxweyne.

Document igu waxa uu sheegayaa in muhiimada ay leedahy QARANIMMADA SOMALILAND oo ah deer ka dhan ah khilaafka sii xumaanaya ee mareenkanka iyo jabuuti joogitaanak dhawr iyo toban saldhig militari ay leeyihiin quwadaha shisheeye ee dalkan yar jabuuti ayaa ah arrin dheer ah oo sii kordhinaysa siyaasada GEOGRAPHY GA AH ee geeska africa.

Intii lagu guda jiray shirkii ugu horeeyey ee ammniga badda cas ee ka dhacay dhar bilood ka hor wakiilada jabuuti aya sheegay in marti galintani labada saldhig ee shiinaha iyo mareenkanka oo keentay dhibaato madaama oo laba quwadood ay doonayaan in midba midka kale uu ka eryo meesha, mashruuca 2025 waxa soo diyaariyeey kooxo la ah jamhuuriga la leh warbixino kale ayaa kuu laga xiganayaa in uu document igu uu yahaya midhaha xulafada TRUMP iyo xulafadiisa siyaasadeed.

Warbaahinta CNN waxay ay ogaatay in ugu yaraan 140 qof oo ka hoos shaqeeya maamulka TRUMP oo ku lug lahayeen mashruuca sameenta 2025, sidoo kale liiska dadka xidhiidhka la leh TRUMP iyo mashruuca 2025 ayaa waxa ku jira ku dhawaad 240 qof oo ka tirasan xubnaha shaqaalaha aqalka CAD iyo saraakiisha sarre ee dawlada mareekanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *