Mareykanka iyo xulafadiisa oo walaac ka muujiyay heshiishkii Putin iyo Kim

Mareykanka iyo xulafadiisa oo walaac ka muujiyay heshiishkii Putin iyo Kim, mareenkanka iyo xulafadiisa ASIA PECIFIC ayaa si adag u canbaareeyey is bahysigii ay dhawaan ay sameesteen RUSSIA IYO KUURIYADA WAQOOYI, saddax wadan oo kala ah MAREENKANKA, KUURIYADA KOONFUREED IYO JAPAN ayaa si wada jira ah u soo saaray war murtiyeed ay walaac kaga muujiyeen heshiishkii lagu shaaciyey booqashadii heerka sarre aheed uu madaxweynaha RUSSIA PUTIN uu ku tagay kuuriyada waqooyi.

Saddexdan waddani ayaa cadeeyey inay iska kaashanayaan dhinacyada kale uu dubli maalisiyadeed amniiga iyo khatarta kaga iman karta kuuriyada waqooyi oo haysta hubka wax gumaada ee NUCLIERKA, mareenkanku uxuu wacad uu ku maray in uu dalal kani uu difaaci doono hadii la soo weeraro, markaba diyaaradaha dagaalka xanbaara ayaa ku xidhay dakkad ku taala kooriyada koonfureed

Mareykanka iyo xulafadiisa oo walaac ka muujiyay heshiishkii Putin iyo Kim Talaabadaasina xukuumada kuuriyada waqooyi ayaa waxay ay ku tilmaamntay mid layskugu diyaarnayo sidii loo qabsan lahaa kuuriyadda waqooyi heshiishkii ay kala saxeexdeen madaxweynaha dalka RUSSIA PUTIN IYO KIM JONG UN ayaa abuuray walaac hor leh iyadoo si rasmi ah aan loo ogeen faafaahintiisa hadana waxa shakiga ugu baddan abuuray qodobaka la shaaciyey ee ah labada waddan in ay is caawin doonaan hadii midkood la soo weeraro.

waxaana ay shaaciyeen in ilaayo hada aanay labadaa madax ee wada kulmay aan laga heyn wax wara shirkooda uxuu ku sabsanaa inkastoo ay ka gaabsaaden taas oo walaac ku abuurtay dadlalka aan hore u soo sheeganay uu hor kacayo dalka mareenkanku taas oo ay ka walacsanyihiin siday wax u socdaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *