Qaramada Midoobey Oo Markale Caddeeyey Mawqifkooda Heshiiskii Badda Itoobiya Iyo Somaliland, qarmadda midoobeed ayaa mar kale walaac weyn ka muujiyeey heshiish weyn oo is fahan oo ah dhinaca badda ee 01/january/2024 ay wadda galeen somaliland iyo ethiopia kaas oo labada dhinac ay sheegeen inuu gaba gabo uu maraayo.
Qaramada Midoobey Oo Markale Caddeeyey Mawqifkooda Heshiiskii Badda Itoobiya Iyo Somaliland sii haya aha xilka wakiilka ee xog haya guud ee qarmadda midoobeed ee somalia dan jire JAMIES oo warbixin ku saabsan xaalada somalia xalay ka jeediyeey golaha amaanka ee qarmadda midoobeed ayaa waxa uu sheegay in heshiishkaasi ethiopia iyo somalialnd dhex maray dhinaca badda ee geeska africa ka abuuray xiisad iyo hadal hayn xoogan sidoo kalana uu weli uu ka walaacsan yahay dhibaatada ka dhalan kara heshiishkaasi is fahan ee dhinaca badda ee ethopia iyo somaliland ay wadda galeen.
Dan jire jamies sii haya xilka wakiilka ee xoghaya guud ee qarramadda midoobeed ee somlia waxa uu warbixiintiisan uu ku sheegay in golaha amaanka ee qarramada midoobeed uu si cad uu u cadeeyey mawqifkooda la xidhiidha hishkoodaas u dhaxeeya labada dhinac ee somliland iyo ethiopia isla markaasina uu sheegay in loo baahn yahay in la ixtiraamo qarranimmada madax banaanida dhuleed iyo middnimadda SOMALIA
Dan jiraha warbixiintiisa ku saabsan xaalada somalia ayaa waxa uu ka jeediyeey golaha amaanka sii watay xalay waxa sidoo kale uu ugu baqaaya dawladdaha somalia iyo ethiopia inay qadiyadda ay ku xaliyaan si nabad ah iyadoo markaasi la raacayo mabaadiida ku cad axdiga qarannimada midoobeed iyo sharuucda caalamiga ah
Sii hayaha xilka wakiilka xoghaya guud ee qarramada midoobeed ee somalia dan jire JAMIES warbihintiisan intuu ku gudda jiray waxa uu ku nuuxnuuxsaday arrimaha la xidhiidha hawl galka midawga africa ee somalia ee ADMIS ay ka bixintaankooda uu hada marxallad gaba gabaa uu marayo iyo xaalada amaan ee somalia.
Heshiishkan badan ee somaliland iyo ethiopia ee dhaxmaray ayaa xaalada amaan ee gobolka ka abuuray xiisad iyo hadal hayn xoogan waxa uu heshiishkani uu dhigayaa in 20km xeebeheeda ay ka kirayso ethoipia say ugu dhigato saldhig malitaria halka ethiopia ay heshiish kani uu ka waajibinayo inay iyaduna ay noqoto dalkii koowaad ee africa ku yaala ee aqoonsi buuxa siiya somaliland.