SOMALILAND OO SHEEGTAY INAANY TURKUGU Wasiirka arimaha dibada somaliland ee dr kayd maxamuud ayaa sheegay oo wareesi gaara siiyey warbaahinta BBC qaybteeda afka somaliga ayaa sheegay inuu ku wargeliyey wadanka turkiga inaanay iman karin xeebaha jamhuuriyada somaliland.
Isagoo yidhi in uu turkiga u sheegay inaanay iman karin xeebaha dalka somaliland marnba wana oganhay in somaliland ay u taliso xeebeheeda somali na aanay u talin xeebaha dalka somaliland wax habaryaratee aanu warwar ka qabnaa aany jirin ayuu yidhi wasiirka arimha dibada.
SOMALILAND OO SHEEGTAY INAANY TURKUGU Isagoo la weediyey siduu u arko hishiishka ay galeen labadaa dal ee TURKYGA IYO SOMALIA sidoo kale wasiirka ayaa sheegay halkuu maryo heshiishkii afgarad ee bada cas ee u dhaxeeye SOMALILAND IYO ETHIOPIA.
Heshiishkaa afgarad ee ay gaadheen labaadaa dal ee SOMALILAND IYO ETHIOPIA, heshiisha oo laysju waafaqay in dalka ethiopia uu noqon doono dalkii kowaad ee aqoonsada somaliland.
Heshiishkan ayaa aad ugu cadheesiisay dawlada faderalka somalia in xidhiidhka dugli maadsiyadeed ee labada wadan uu meesha u kabaxo dalka somalia iyo ethipoia.
iyadoo ay keeni karto inaaanay labdaa dal ay ku kala xumadaan dhan kasta haday noqoto, caafimaadka,wabarashada,dhaqaalaha,ciidanka,iyo wixii soo raaca.
waxay ay somalia ay sheegtay inaanay marnba aqabli doonin heshiishka dhex maray somliland iyo ethiopia iyadoo ay sheegtay somalia inay ka goantayhay iyadu masiirka somliyeed iyo heshiish kastoo laga galyo dhulalka somlia
somaliland ayaa taa diiday marnba inaany oglaaneen inay somalia soo dhex gasho heshiishka u dhaxeeya somaliland iyo ethiopia, taasoo ay noqotay inay somalia ay qaado wadooyin kalaa duwan siday u joojin lahayeen hishiishkaa u dhaxeeya somaliland iyo ethopia.
Arin lagu farxo runahnti
dabcan