
Sucuudiga iyo Maraykanka oo ku dhaw in ay wada galaan heshiis halis ku ah Falastiin, maamulka madaxweynahha mareekanka JOE BIDEN ayaa ku dhaw inuu dhamays tiro heshiishka uu la galayo sacuudi arabia kasoo oo balan qaadayo inuu mareekanku uu difaaco boqortooyada sucuudiga isla markaana uu qayb ka noqodo heshiishka loogo gon leeyahay dhiirigalinta xidhiidhka dumlu maasiyadeed ee dhex mara riyad iyo israiil.

Sucuudiga iyo Maraykanka oo ku dhaw in ay wada galaan heshiis halis ku ah Falastiin waxa qoray wargeeska THE WORLD STREET, oo soo xiganaya saraakiil mareekan ah iyo sucuudiyan ah, heshiishka suural gallka ah oo si weyn ay ugu shaqynayaan mareekanka iyo masuuliyiin kaloo muddo todobaad ah ayaa qayb ka ah xidhmo balaadhan oo ay ku jiraan hishiishka nuclearka oo dhex mara mareekanka iyo sucuudiga.

Waxaanay ay ka wadda hadleen talabooyinka loo qaadayo dhismaha falastiin iyo soo afjarida dagaalka qaza ka socda halkaas oo dadaalo xabbad joojina oo bil ka socday ay ku guul dareesteen inay nabad keenaan ansaxintan heshiishkan oo the world street journer uu sheegay in loo yaqaano heshiishka is bahysiga ee istaraajiyadeed oo ay u baahn doonaan 3 meelood, 2 meel codka aqlabiyada ah ee sannadkan mareekanka taasi oo aad u adkaan doonta in la hello hadii hishiishkan lala xidhidhin marnaba israail iyo sucuudiga.

Heshiishkan qabyada waxa loo qaabeeyey kasoo u eeg hishhishka ammniga wada jirka ee washigton oo ay la gashay dalka JABAN sida uu qoray wargeesakni oo soo xiganaya saraakiil mareekan ah iyo sucuudiyaan ah iyadoo dhafsanaysa balaqaadka oo ah inuu ka gacan gaysto difaaacista suuudiga arabia hadii la soo weeraro qabyo qoraalka heshiishka ah ayaa washigton ayaa u oglaanaya inay ay adeegsato ama geesato dhulka iyo hawadda sucuudiga siday ugu ilaaliso danaha mareekanka iyo saxiibadii sida uuu qoray wargeeska the world street.

Sidoo kale waxa waxa la damacsan yahay in riyad si dhaw uu ugu xidho washigton iyadoo laga mamnuucayo in shiinaha uu saldhig ka dhisto boqortooyada sucuudiga amba is kaashi ammni uu laglo riyaad sida uu qoray wargeeska the world street, aqlka cad ee waaxda arrimaha dibbada ee mareekanka iyo safaarada sucuudiga ee washigton ayaana si dagdaga ugu jawaabin codsiga ah inay aritan ay ka hadlaan.