Turkiga oo talaabo ka Qaaday Israa’iil.

Turkiga oo talaabo Dawlada turkiga ayaa talaabo ka qaaday ayaa ku dhawaaqday inay joojinayso dhamaan xidhiidhkii gacnacsi ee kala dhaxeeyey nooc kasta kala dhaxeeyey isra’iil iyadoo sabab ugu dhigtay xaaladaha ka taagan GAZA, iyo talaabooyinka isir safeenta ay israiil ka wado marinka GASA, kuna diidantahy in gargaar biliaadintimo la gaarsiyo shacabka falasdiiniinta ee GASA.

Wasaarada ganacsiga ee TURKIGA ayaa shaacisay inay xayiraado saarayso dhamaanba badeecooyinkii dhoofinta iyo soodajinta iskugu jiray ee kala dhaxeeye ISRAIIL ilaayo intay yuhuudu ogolaanayso gargaarnka biliaadanimo inuu si aan caqalad lahayn uu u gaadho shacabka reer falstiin ee GASA, ee xaaladaha adag waajahaya.

Bayaankan wasaarada gacancsiga waxa lagu sheegay in uu TURKEY GU qaadi diino talaabooyin kaloo ka culus tan hada hadii ay israaiil dhibaatada ay ka dayn weydo carqaladaynta gargaarka ay ku wado reer falstiin ee Gasa ee lagu badbadinyo malaayinka qof ee ku xaniban marinka GASA ee ciidamada yuhuudu duqaymaha ay ka wadaan halkaa sanadihii la soo dhafay waliba ay ugu darantahay inay duqeeyaan sanadakn lagu jiro.

Wasaarada ganacsiga ee TURKEY waxay sheegtay in goaankan uu yahay mid ay dawlada TURKEY GU ku khasaari doonto ganacsi ahan si uu hadana yahay talaabo lagu garab istaagyo falastiyiinta ku dhibaataysan GASA ee ciidamada yuhuudu ku qaraacyaan duqaymaha.

Waiirka arimaha dibada ee israail ay dhankiisa isna ka jawaabay talaabadan TURKEY GA uxuuna ku eedeeyey madaxaweynaha turkeyga ERDOGEN, inuu jabiyey xashiisadii u dhexeeyey labada dal isagoo ka hor tagyo dhoofinta iyo ganacsiga ISRAAIL talaabadan aya ah dhacadadii israail iyo turkey sii xumaanysa, xili turkey iyo israil mudooyinkii ugu danbeeyey xidhiidhkoodu uu wanaagsanaa, see dagaalka GASA u sameen weyn ku yeeshay wakhtigan.

Marinka GASA ayaa dhibatooyin badani ay ka dhalatay dagaalooyinka ay ka wado israail isna ka dhashay qasa weerarkii ka dhashay 07/10 ay ku qaaday gudaha xamaas israail ay qaramada midoobeed iyo haayadaha gargaarku ay ka digeen macluul soo food saarysa 2.3million oo qof oo reer FALSTIIN ah.

Turkiga oo talaabo Ganacsiga labada dhinac ayaa qiimihiisa lagu qiyaasay 7billion oo dollar sanadkii hore ee 2023.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *